Dhageyso: Xildhibaan Dalxa“ Maamulkan Gobolada Dhexe 2 Gobol Ma Dhama Sidaa Darteed Sharci Ma ahan”

0

Muqdisho(AGGM) Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruuray sharci ahaanshaha heshiis shalay magaalada Muqdisho ay ku sixiixeen qaar kamid ah madaxda Soomaalida.

Qorshaha maamul u sameynta goballada dhexe ayaa waxaa ka soo horjeestay Ximin iyo Xeeb,Qeyb kamid ah Ahlusuna iyo Puntland.

Dalxa ayaa aaminsan in madaxda dalka ay hareer mareen dastuurka KMG ee dalka u yaalla. Wuxuu dalbaday in arrintaas laga joogsado.

Halkaan ka dhageyso xildhibaan Dalxa

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com