DHAGEYSO:-Ximan iyo Xeeb” Shacabka gobalada Mudug iyo Galgaduud ha tashadaan ayagu”

0

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdulaahi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shacabka gobalada dhexe looga baahanyahay inay tashadaan kaligood oo ay aayahooda go’aab ka gaaraan.

Wuxuu sheegay in aanan loo baahnayn dowladu inay dadka wax u yeeriso laakiin shacabka gobalada dhexe ay danahooda ayagu ka fikiraan.