Fanaanada Reer Caabudwaaq Anfac Laki  Ah Oo Dhaanto Ku Amaantay Muqdisho

0

Nairobi (AGGM) Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad u soo dhaweeyay dhaanto cajiib ah oo ay magaalada ku amaanayaan labada fanaan ee kala ah Jarmal & Anfac Laki. 

Anfac Laki  oo ah fanaanad caan ah ayaa ku dhalatay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Waxaana ay codkeeda halaasiga ku amaanaysaa Magaalada Muqdisho.

Dhaantadan cajiibka ah ayaa waxaa soo dhaweeyay shacabka Soomaaliyeed ee midnimada umada jecel, waxaana laga daawanayaa meelo kala duwan oo caalamka ah.

Halkaan ka daawo

http://www.youtube.com/watch?v=Veu0MYfIgVU#t=106

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com