Film Cusub uu Actor ka yahay Cowke & C/salan Hereri oo dagaal ooge ah (Video)

0

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Filmkii Wariye Cawke uu Actorka ka ahaa sidoo kalana uu dagaal oogaha ka ahaa Wariye Cabdisalaan Hereri.

Muuqaalkan Filmkaan oo kooban ayaa wuxuu xambaarsan yahay Minco balaadhan iyadoona Filmka Loogu magac daray QAB Iyo IIL loogana hadlayo sidoo kale Afaada soomalida ku habstay ee dagaaladii sokeeye waxa laga dhaxlay.