Muungaab” Aniga Masuul Kama Ihi Amnidarada Muqdisho Ilaa Awoodayda La Dhamaystiro”

0

Muqdisho (AGGM) Muddooyin dambe waxaa soo baxayay in la isku tuurtuurayo cida rasmiga ah eel eh masuuliyada amniga ee Muqdisho, iyadoo xaaladaasna ay tahay mida ugu weyn ee sababta u ah in amniga magaalo madaxda dalka uu meel halis gaaro.

Gudoomiyaha Gobolka Banadir Xasan Max’ed Xuseen Muun-Gaab ayaa  sheegay inuusan isaga masuul ka ahayn amni darrada ka taagan Gobolka Banaadir maadaama uusan haynin masuuliyadaas.

Muungaab oo u muuqda mid ka careysan inaan isaga la hoos keenin taliyaasha Booliska iyo Nabad sugidda Gobolka Banadir ayaa hadalkaan ka sheegay magaalada Muqdisho.

Halkaan ka dhageyso hadalka Muungaab

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com