Puntland Oo Wafti U Soo Dirsatay Muqdisho

0

Muqdisho (AGGM) Waftigaan oo ka kooban ilaa 8 kamid ah golaha wasiiradda Puntland, iyo  waxgarad iyo aqoonyahano ayaa ka soo degay magaalada Muqdisho.

Waftiga ayaa  kulamo la qaadan doona masuuliyiinta dawlada, iyadoo lagu wado inay kala hadlaan arrimo badan oo la xiriira xiriirka labada dhinac, amniga iyo qodobo kale.

Puntland waxay sidoo kale ka walaacsantahay xaaladda amni ee xildhibaanadda kasoo jeeda deegaanadeeda kaddibmarkii la dilay dhawr xildhibaan oo deegaan ah ku abtirsada Puntland, taasoo ay ugu dambeysay xildhibaanad Saado Cali Warsame.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com