Dhageyso: Qaybdiid “Howshu Waa Fad Ama Ha Fadin”

0

Muqdisho(AGGM) Shalay Muqdisho waxaa ka dhacay kulan lagu sixiixay maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka, kaasoo inbadan dadku ay ku baraarugeen maanta qorshahaas oo maal yar ka hor uu shaaciyey RW Cabdiwali.

Durbaba waa laga horyimid wixi ka dhacay Muqdisho, waxaana si toos ah u qaadacday  Ximin iyo Xeeb oo iyadu sheegtay in 5ta bisha soo socota ay qabanqaabinaysay inay qabato shir noocaas ah.

Cabdi Qaybdiid oo ah actorka ama jilaaga ugu weyn heshiiskaas ay dawladu dabada ka riixayso ayaa nafsad ahaantiisa qiray in wixii Muqdisho ka dhacay shalay ay ahaayeen how deg deg ah, siyaasada ay rabbaan haka lahaadeene madaxweyne Xasan iyo RW Cabidwali.

Qaybdiid wuxuu barnaamijkaas ku tilmaamay mid ah Fad Ama Ha Fadin ah, taasoo uu kala jeeday sida dadka qaarkiis u fasirteen mid la isku yabyabay oo ka socota dhinaca dawlada oo kaliyah.

Halkaan ka dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com