Sawirkii Dukumentigii La Sixiixay Oo La Helay Iyo Somali Central State Oo Ka Maqan

0

Muqdisho(AGGM) AGGM waxay heshay sawirka kore ee dukumentigii maamul u samaynta gobolada dhexe ee maanta dhinacyada Ahlusuna iyo Galmudug ay ku sixiixeen kulan ballaaran oo ka dhacay Muqdisho.

Dukumentiga oo lagu xusay saddex kooxood sida Ximin iyo Xeeb, Ahlusuna iyo Galmudug ayaa waxaana ku jirin Somali Central State inkastoo goobta shirkaas uu ka dhacayay lagu arkayay madaxweynaha Somali Central State Maxamed Xaashi Carabeey.

Inkastoo aysan Ximin iyo Xeeb goob joog ahayn, haddana ay iska diidan heshiiskaas la sixiixay ayaa haddana waxaa meesha ka muuqda magacooda.

Bal eeg dukumentiga kor laga sawir ee ay heshay AGGM, haddii aad arki waydo fadlan dejiso oo soo dhawayso

central-region

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com