Sawiro: Carruur Isku Dhagan Oo Muqdisho Ku Dhashay

0

Muqdisho (AGGM) Labo mataano ah oo isku dhagan ayaa ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, tannoo noqonaysa mucjiso ku cibro qaadasho ah haddii aanu nahay umad wax fahmaysa.

Mucjiso Rabbaaniga ah ayaa ah in carruurtaan ay isaga dhaganyihiin qeybta dambe gaar ahaan marka laga bilaabo caloosha balse waxaa xasuus mudan inaysan isaga dhaganeyn meelaha kale ee jirkooda sida aad sawirada ka arkaysaan.

Dhaqaatiirta isbitaalka ay ku dhasheen mataanahan ayaa sheegay in ay u baahanyihiin qaliin heer caalami ah si loo fujiyo.

Dhacdadan ma ahan mid dhif ku ah caalamka balse waxaa jira carruur sidaan oo kale ah oo mucjiso ah oo ku dhasha meelo kale oo caalamka ah.

Halkaan ka daawo sawirada

c1 c2 c3 c4

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com