Sawiro: Maamulka Dawlada Ee Dhuusamareeb Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Gobolada Dhexe

0

Dhuusamareeb (AGGM Kulanka uu qabtay maamulka dawlada ee Dhuusamareeb ee dawlada oo ay ka soo qeybgaleen  odayaal iyo waxgarad kale ayaa lagu taageeray Heshiiskii Gobolada Dhexe ee shalay qalinka lagu duugay.

Macallin Cabdiraxmaan Cali oo ah guddoomiyaha Dhuusamareeb ee dawlada ayaa sheegay in shacabkoodu ay ku faraxsanyihiin heshiiska, ayna rajeynayaa in uu umada deegaanadaas degan u horseedo  horumar iyo wada noolaansho.

Dhuusamareeb waxay fariisin u tahay Ahlusuna waxayna madaxda Ahlusuna qeyb ka ahaayeen sixiixayaasha heshiiskii shalay oo Muqdisho ka dhacay.

Halkan ka daawo sawiro

 d1 d2 d3 d4 d5

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com