TOP NEWS DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya”Maamulkaan Puntland dhib kuma ahan cid uu dhib ku noqonayana ma jirto”

0

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka qaar ay u arki karaan in maamulkaan uu dhib ku noqon karo maamulka puntland laakiin wuxuu sheegay taasi inay tahay mid aanan suurta gal ahayn.

Wuxuu tilmaamay maamulka gobalada dhexe inuu noqon doono maamul nabadeed oo ay dhisteen dadka ku nool gobaladaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO.