Dhageyso: Xildhibaanad Saado Cali Warsame Oo Muqdisho Lagu Dilay.

0

Muqdisho, AGGM:War hada ku soo dhacay Warqabadka Shabakada AGGM ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hada Magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaanad Saado Cali Warsame.

Kooxo hubeysan ayaa Xildhibaanada ku toogtay Degmada Hodan xili ay ku sugneyd Afaafka hore ee Hotelkii bada Cas ee Magaalada Muqdisho.

Goobjooge ayaa noo xaqiijiyey Dilka Allaha U Naxariistee Xildhibaanad Saado Cali Warsame isagoona sheegay in illaa iyo hada aan meydkeeda uu yaalo halkii lagu dilay.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com