Xasan Sheekh” Qabyaalada Waa Lidka Mustaqbalka Soomaaliya”

0

Muqdisho (AGGM) Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya aya hadalkan ka sheegay magaalada Muqdisho xilli uu shacabka ugu hambalyeynayay munaasabada ciidda. Wuxuu sheegay in loo baahanyahay in laga gudbo qabyaalada umadda Soomaaliyeed ragaadisay.

Xasan Sheekh” Waxaa loo baahan in meel la isaga tuuro wax kasta oo ka hor immaanaya midnimada Soomaaliyeed” ayuu yiri

Madaxweyne Xasan waxa uu tilmaamay in tallaabo  kasto oo la damco in dhinaca wanaagga loo qaado ay caqabad ku noqonayaan dad eegaya danaha qabaa’ilka ay matalaan, kuwaasoo u baahan in la qanciyo. Wuxuu ka codsaday in shacabka Soomaaliyeed ay la sheeqeeyaan dawladiisa.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com