Daawo: Gabar Uu Dhalay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo La Doonay

0

Jabuuti (AGGM) Waxa la isu dhisay gabadha madaxweynaha jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wasiirka waxbarashada Jabuuti mudane Jaamac.

Arooska waxa ka soo qaybgalay martisharaf badan  oo ka mid yihiin ugaaska beesha Ciisaha ugaas Mustafe iyo masuuliyiin badan oo ka kala socday dalal daris la ah Jabuuti.

Halkaan ka daawo

https://www.youtube.com/watch?v=xJorTOQuRxk

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com