Daawo Hamiga Ku Jiray Allah u Naxariisto Xildhibaan Sh. Aadan Madeer

0

Muqdisho (AGGM) Xildhibaan Madeer wuxuu ahaa xildhibaan howl kar ah islamar ahaantaasna jeclaa hor u tillaabsashada dawlada Soomaaliyeed. Xildhibaanka Allaha u naxariistee waxa ahaa gudomiyihi gudiga maaliyada ee baarlamanka Soomaaliya.

Alshabaab ayaa shalay galab ku dishay Muqdisho isagoo salaadii jimacaha ka soo baxay.

Madeer wuxuu noqonayaa xildhibaankii 3aad oo muddo 40 cisho ah gudaheed lagu dilo Muqdisho. Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa iyaduna dhawaan ay kooxo hubeysan sidaas si lamid ah ku toogteen Muqdisho.

Halkaan ka daawo hamiga uu xildhibaan Madeer u hayay inuu umada soomaaliyeed u shaqeeyo

https://www.youtube.com/watch?v=bz07YYvN9f0

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com