DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag kaga hadlay dagaalkii Saaxdheer iyo duulaanka Somaliland

0

Muqdisho, AGGM: Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer oo ka hadleysa xaaladda uu xilgan ku suganyahay dalkeen marxaldihii uu soo maray isbedelka kajira iyo hiigsiga qorshaha sanadka 2016 ka jeediyay machadka istiraatijiyadda ee dalka Turkiga iyadoo ay su’aalo kala duwan weydiiyeen Prof.ro siyaasiyiin, wariyaal, iyo aqoonyahano kuwaasoo dhamaantood ku qotoma xaaladda wadanka.

Madaxweynaha oo wax laga weydiiay dagaalkii ka dhacay dhowaan deegaanka Saaxdheer oo ay duulaan kusoo qaaday Somaliland, Iyo Arimaha maamulka Khaatumo wuxuuna sheegay in dowlada Soomaaliya mowqifkeedu uu cadyahay Wasiirka Warfaafintuna oo saaray go’aanka dawalada ee ku aadan dagaalada lagu qaaday deegaankaasi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com