Daawo Nolosha Adag Dhadhaab: Wiil Iyo Gabar Ku Dhashay, Isku Guursaday, Kuna Ilma Dhaley.

0

Halkan ka daawo muuqaal gaaban oo Hey’ada qaxootiga aduunka ay ka diyaarisay xerada qaxootiga dunida ugu weyn ee Dha-Dhaab.

Waxaana muuqaalkan lagu xog wareysanayaa lamaane ku dhashay xerada, kuna ilma dhaley oo qoys ah, ayagoo ka sheekeynaya dhibaato murugo badan oo ka jirta xerada.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com