DEG DEG:- Bare Hiiraale iyo Wafdigiisa oo Muqdisho laga sugaayo Toos Garoonka Diyaaraha Muqdisho

0

Kismaayo, AGGM: Wararka hada naga soo gaaraya Garoonka diyaaraha ee Adan Cade ayaa sheegaya in Col. Bare Hiiraale iyo wafdigiisa lagu sogaayo halkaas.

Waxaa sidoo kale la sugayaa wasiiradii maalmahaanba ku sugnaa magaalada Kismaayo iyo waliba xubnihii ka socday IGAD.

Wixii ku soo kordhaa laka soco Allgalgaduud.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com