DEG DEG:- Bare Hiiraale oo hada u duulaya Muqdisho

0

Wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in Col Bare Hiiraale iyo wafdigii dowlada ee mudooyinkii ugu dambeeyey kismaayo ku sugnaa ay ku wajahanyihiin magaalada Muqdisho.

Wafdigaan waxaa sidoo kale qayb ka ah wasiiradii ku sugnaa Kismaayo iyo waliba wafdigii IGAD.

Wixii ku soo kordhaa la soco.