DEG DEG:- Ciidamada Itoobiya oo rasaas ku kala eyay ciidamada Somaliland ee duulaanka ku qaaday Saaxdheer

0

Ciidamada Liyu  Booliska Ethopia Ayaa hada rasaas oda Uga Qaday ciidamada Maamulka Labaxay Soomaliland Ee Ku Sugan xadka Ethopia Dhanka Xuduuda .

wararka waxay Shegayaan inay ciidamadan rasaas Ku kala Eryeen Babaur Tikniko faro badan Oo Dhanka Ethopia U taal  Ciidamada Soomaliland.

Ciidamadani maamulka Soomaliland oo  Dhanka Magaalooyinka Dharkayn,dameer Cad Iyo waliba xadka kasoo galay magaalada Ayaa  Gordhow waxa Xadka Soo buux Dhaafiyey  Ciidamada Ethopia Oo rasaas Ooda Uga qaday ciidamada Maamulka Soomaliland la baxay waxayna hada  U baxen Dhanka Gobolka Sool.

Waxana Lagu Soo waramaya Inay hada Sitoosa magaalada Gudaheeda Kusugan yahiin  Maleeshiyadkaasi iyadoona  Ciidamada Khaatumo Iyaguna Dhanka Howdka ka Joogaaan magaalada waxana wali  saran magaalada saaxdheer Culayska Dagaaladani iyadoo dadkii Shacabka Bilabeen Inay Isaga baxaan.

Ciidamada Ethopia Ayaa Siweyn Uga xanaaqsan Weerarka Dhanka Xadkooda Ka Fuliyeen maleeshiyaadka Soomaliland,Iyadoo Horay Ujirey Tuhuno  Loogu jeediyey Inay shabaab tageeraan waxa hada  Ciidamada Liyuu Booliska Itoobiya Shegeen inay tahay fal Argagixiso Inay weeraraan Soomaliland Ethopia Aysana Uga hadhayn.

waxana hal mara lagu war helay  Qoryaha  Waweyn Oo ciidamada Ethopia  Ku kala baciyeen Maleeshiyaadkaasi.