DEG DEG DHAGEYSO:- Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya oo ka hadlay imaatinka Col. Bare Hiiraale ee Muqdisho

0

Muqdisho, AGGM:Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo ka hadlay imaatinka Col.Bare Hiiraale oo Muqdisho soo gaaray.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa waxa uu ka hadlay markay soo gaareen magaalada Muqdisho.

Isla goobtaas ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay qaar kamid ahaa wafdigaas.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Wasiirka.

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com