DEG DEG: Qarax Iyo Rasaas Boondheere Laga Maqlaayo

0

Muqdisho, AGGM: Warar goordhaw All-galgaduud ay heshay, ayaa sheegaya in meel ku dhaw agagaarka Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho uu ka dhacay qarax iyo rasaas toos ah.

Sida wararka ay sheegayaan Qarax ayaa markii hore dhacay, waxaana xigay rasaas la isweydaarsaday.
Nawaaxiga Daljirka Daahsoon waxaa ku yaalo Xarumo Dowladeed oo muhiim ah.
Lama oga nooca qaraxa inuu ahaa ismiidaamin iyo qarax kale, laakiin dadka Boondheere ku sugan ayaa soo sheegaya in rasaas ay dhaceyso.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com