Dhageyso: Cabdi Waal “Ma Dhuumaalaysan Ee Garoonka Diyaaradaha Aden Cade Ayaan Kasoo Dhoofay”.(Wareysi Xiiso Badan)

0

Guriceel, AGGM: Cabdi-Nuure siyaad, Cabdi-Waal, oo kamid ah Siyaasiyiinta lagu weeraray guryahooda magaalada Muqdisho ayaa isagoo ku sugan iminka magaalada Guriceel ee gobolka Galguduud waxa uu wareeysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta.

Cabdi-Nuure waxa uu dhawaan gaaray Magaalada Guriceel markii uu ka baxsaday Magaalada Muqdisho, xili ay raadineysay Dowladda Soomaaliya, sida uu Cabdi-nuure Siyaad uu ku tagay Guriceel iyo halka uu u maray Cir iyo Dhul shaki badan ayaa ka taagnaa balse isaga ayaa si cad u sheegay in Garoonka Muqdisho uu ka dhoofay.

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com