Dhageyso: Col. Bare Hiiraale “Wararka Warxume-tashiilka Yaan La Dhageysan, Kismaayo-na Waan Ku Laabanayaa”.

0

Muqdisho, AGGM:Col Bare Hiiraale ayaa oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho u waramayay Warbaahinta gudaha ayaa waxa uu sheegay in Nabad la qaatay islamarkaana dadka aysan dhageysan wararka Warxume-tashiilka.

Sidoo kale Col. Bare Hiiraale ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in heshiis la galay haddana uu muaqdisho u joogo dibna uu ugu laabanayo dhawaan magaalada Kismaayo.

Dhinaca kale warar ay si hoos eku heleyso Warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa waxa ay sheegayaan Col. Bare Hiiraale dib ugu laabto magaalada Kismaayo si uu uga qeyb galo shirka ka furmaya dhawaan magaaladaasi.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com