DHAGEYSO:- Khaatumo State oo Kaaf iyo kala dheeri ku sheegtay war kasoo yeeray Somaliland

0

Saaxdheer, AGGM: Kadib markii Somaliland ay sheegtay in ayqabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobalka Sool ayaa arintaasi waxaa Kaaf iyo Kala dheeri ku sheegtay Khaatumo State.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkasi Maxamuud Sheekh Cumar  uu Wareysi Siiyay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegayin Saaxdheer aan la qaban oo iyaga ay maamulaayaan.

Waxa uu xaqiijiyay in uu dhacay dagaal hase ahaatee dagaalkaasi aanu ahayn mid wax lagu qabsaday, waxaana uu ku faanay in ay ciidamo ka dileen Somaliland.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

 

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com