Dhageyso: Maxamed Cabdi Afeey” Shacabka Gobolada Dhexe Waa In La Caburiyaa”

0

Nairobi(AGGM) Maxamed Cabdi Afeey  waxa uu ku magacaaban yahay wakiilka Urur Gobolleedka IGAD waana dambiile xuquuqda aadanaha iyo dambiyo uu ka galay umada Soomaaliyeed loo hayso.

Iyadoo la wada ogaa dhibaatadii uu ka abuuray Jubbooyinka ayaa waxaa mudane Afeey uu wali wadaa dhibaatayta umada Soomaaliyeed. Wuxuuna had iyo goor taageeraa dulmiga, isagoo xaqa ka leexda.

Afeey oo ah nin Kenyan ah ayaana ka naxaynin umada Soomaaliyeed, waana isbaarada hortaala dawladnimo ay Soomaaliya gaarto.

Mar kale ayaa waxaa uu Maxamed Cabdi Afeey si cad u sheegay in uu taageersanyahay in la caburiyo shacabka Soomaaliyeed ee saluugsan heshiiskii maamul u samaynta gobolada dhexe.

Halkaan Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com