Dhageyso:Gen. Cabdi Qeybdiid “Cabdiwali Gaas Daan Daansi Iyo Foowdo Ayuu Wadaa”.

0

Gaalkacyo, AGGM: Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale “Qeybdiid” oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa ka jawaabay Eedeeyn uga timid Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo aheyd in uu Qeybdiid doonayo in Xoog loo dhiso Maamulka Gobolada Dhexe.

Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland uu hurinayo Colaad iyo in ay isdilaan Dadka ku nool Gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya,arrintaasna ay taha wax laga Xumaado.

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com