Dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Baladweyne Maxamed Macalin Yuusuf “Khilaaf Ayaa Noo Dhexeeya Aniga Iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan”.

0

Baladweyne, AGGM:Gudoomiyaha Degmada Baladweyne Maxamed Macalin Yuusuf Khalafow ayaa sheegay in Gudoomiayaha Maamulka sida uu yiri fara galin ku haya howshii Maamulka Degmada.

Waxa uu sheegay in Maamulka Gobolka uu ku wanaagsan lahaa in masuul kasta waajibkiisa uu gudo, bedelkii farta la isku fiiq fiiqi lahaa.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa khilaafka uu sheeganaayo gudoomiyaha degmada marka laga soo tago sheega shadiisa mana jirto wax war ah oo kasoo baxay gudoomiyaha gobolka hiiraan oo ku aadan khilaafka.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com