Dhageyso:Maxamuud Sayid Adan “Shacabka Koonfur Galbeed Go’aan Aysan Ogeyn Kamaynaan Soo Qaadan Muqdisho”.

0

Baydhabo, AGGM:Waxaa si weyn logu soo dhaweyeey Baydhabo Madaxweyne ku xigeenka Koonfur Galbeed Maxamuud Sayid Aadan oo in mudo ah ku sugnaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka somaliya.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa kamid ahaa Ragii ka qeybgalay Munaasabadii Dowlada Muqdisho ku kala qeybisay Gobolada Koonfur Galbeed ee ka dhacday Muqdisho.

Maxamuud Sayid Aadan oo kusoo Hungoobay Balanqaadyo lala galay ayaa Khudbad yaab leh ka jeediyay Xarunta ADC- ee Baydhabo waxaana uu ka hadlay Ueedkay u tageen muqdisho Waxyaabaha kasocda kismaayo iyo maamulka Garab socda ee Sadexda Gobal.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com