Dhageyso:Suldaan Xuseen Naaleeye “Shirka Axmed Madoobe Ku Baaqay Umma Socono, Waxaa Wata Shirkaas Gen. Gabre Iyo Maxamed Cabdi Afeey”.

0

Kismaayo, AGGM:Suldaan Xuseen Naaleeye oo kamid ah odayaasha dhaqanka Jubbooyinka ayaa sheegay in Horjoogaha maleeshiyada Raaskambooni Axmed Madoobe in tacadiyo uu ka geystay Gudaha Magaalada Kismaayo.

Sidoo kale Suldaan Xuseen Naaleeye ayaa wuxuu sheegay inaysan ka qeybgali doonin shir ay garwadeen ka yihiin Gen Gabre oo Itoobiyaan ah iyo Maxamed Cabdi Afee oo ku magaacaban wakiilka Urur Gobolleedka IGAD balse u adeegaya dalka Kenya oo uu kasoo jeedo.

Suldaan Xuseen Naaleeye ayaa waxa uu ugu baaqay Beelaha Jubooyinka daga inay u midoobaan dagaalka ka dhan ah Kenya iyo Itoobiya kuwa ay wataan ee u adeegsanayaan dadka iyo dalka Soomaaliyeed.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com