Nikolas Kay”Dilka Madeer Waa Waxshnimo”

0

Muqdisho(AGGM)  Nikolas Kay Ergeyga gaarka ah Qaramada Madoobay ayaa cambaareeyey dilka magaalada Muqdisho maanta loogu gaystay xildhibaan Sheekh Madeer.

Ergeyga ayaa ka codsaday dawladda  Soomaaliya in ay qaaddo dadaal si loo soo afmeero ugaarsiga xildhibaanada.

Nikolas Kay ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee, marxuum Sheekh Aadan Madeer.

Nikolas Kay ayaa ku sheegay dilka xildhibaanka mid waxashnimo ah. Muqdisho waxaa ka socda dilal iyo weeraro lagu ugaarsanayo xildhibaannada Soomaaliyeed.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com