Top News:Ammaanka Magaalada Gaarisa Oo Faraha Kasii Baxaya Iyo Ciidamo La Geynayo.

0

Gaarisa, AGGM:Ayadoo Waayadan Danbe ay isasootaraysay Amni darada Gobolada bari ee Kenya ayaa Dawladad wadankaas Kenya waxay sheegtay inay Magaalda Gaarisa ee Caasimada Gobolkaas geenayso Ciidamo badan oo Si ay u sugto Ammaanka goboladaas oo faraha kabaxay.

Sida lagu xusay War kasoobaxay Wasaarada arimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in Ciidamo Badan oo isoogu jria Booliiska iyo Militariga wadanka lagayndooo Gaarisa.

Tan iyo Intii ay Kenya soogashay Gudaha Soomaaliya ayaa waxaa Goboladaas iyo Gudaha kenyaba kadhacayey Falal amaan daro oy kadanbeeyaan Xarakada Al-shabaab oo Kenya dagaal kaladhexeeyo gudaha Soomaaliya.

Deegaamadaas oo Weeararo Qorshaysan iyo afduub kagaysteen Xarakada Al-shabaab ayaa wasaaradu waxay Shacabka kacodsatay inay Kalashaqeeyaan Xaqiijinta Amaanka deegaanka.

 
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com