War deg Deg Ah+Sawir: R/wasaare Cabdiwali Sheekh Iyo Col. Bare Hiiraale Oo Kulan Hadda Uga Socdo Xarunta Villa Somalia.

0

Muqdisho, AGGM Kadib markuu soo gaaraya magaalada Muqdisho Col. Barre Hiiraale waxaa durbaba kulan uu la yeeshay  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Weli Sheekh Axmed kulankan oo ka dhacay Villa Somalia.

Kulankan u dhexeeya R/wasaare Cabdiwali Sheekh Iyo Col. Bare Hiiarale ayaa waxaan laga helin wax tafaasiil dheeri ah.

bare muq

ug

ug1

Waxii kasoo kordha warkan kala soco Allgalgaduud Media.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com