DEG DEG:- Madaxweynaha Soomaaliya oo ka dagay magaalada Kismaayo

0

Kismaayo, AGGM: Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa ka dagay magaalada Kismaayo si uu u furo shirka la sheegay in maanta ka furmaya magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mauuuliyiin badan oo ay ku jireen xubno ka socday wadamada Dariska iyo IGAD.

Sidoo kale kismaayo waxaa ku sii qul qulayay siyaasiyiin iyo odoyaal ka imaanaya meelo kala dudan.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com