DEG DEG:- Shir Ku Sheegi Kismaayo oo furmay iyo madaxweyne Xasan oo ka hadlay.

0

Kismaayo, AGGM: Waxaa hada furmay shir ku sheegi magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Shirkaan waxaa furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud wuxuuna sheegay in loo baahanyahay in dadku ay heshiiyaan oo ay is cafiyaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxaa lagu eedeenayaa inuu galay Qiyaamo Qaran.

Waxa Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com