Dhageyso: Dr. Axmed Faarax Ducaale Oo Qiyaano Qaran Ku Tilmaamay Shirka Kismaayo Xasan Sheekh Uga Furay Hal Garab.

0

Muqdisho, AGGM: Iyadoo Xasan Sheakh Kismaayo shir uu uga Furay Garab kamid ah Garabyadii isku hayey Jubooyinka ayaa waxaa arintaasi kahadlay aqoonyahan Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Jubooyinka kasoo jeeda.

isagoo lahadlayey Allgalgaduud.com Waxa uu nasiib daro ku tilmaamay shirka maanta furmay oo uu ku sheegay mid sii kordhinaya dhibaatada jubooyinka.

Madaxda dowlada ayuu sheegay in qalad ay ka galeen dadka kunool goboladaasi oo uu sheegay in ay ka daaleen dhibaato markii hore ay ku hayeen urur goboleedka IGAD.

 

Halkan Hoose ka dhageyso

 

 Isha Ku hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com