DHAGEYSO:- Barre Hiiraale oo fariin diray sheegay inuu….

0

Barre Aadan Shire Hiiraale oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay is dajiyaan oo aysan dhageysan dadka doonaya inay si qalad ah u fasiraan hishiiskii Kismaayo ka dhacay.

Wuxuu sheegay in hishiiskaasi uu ahaa mid wanaagsan oo dan ay ugu jirto ummada Soomaaliyeed,laakiin dad kale ay si qalad ah u sheegaan.

Wuxuu cadeeyay inuu tagi doono magaalada Kismaayo iyo magaalooyin kale ee dalka Soomaaliya.

Halka Hoose Kadhageyso