Dhageyso: Col. Bare Hiiraale “Dowladda Federaalka Heshiiski Geedi Socodka Nabbada Jubbooyinka Waa Ay Bar Barmartay”.

0

Muqdisho, AGGM: Gudoomiyaha Golaha Nabadda Iyo Horumarinta Jubbooyinka Col.Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale ayaa maanta sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya Balantii ay wada galeen ay ka baxday islamarkaana ay Taageertay Axmed Madoobe.

Barre Hiiraale ayaa sheegay in uusan Aqoonsaneeyn waxc loogu yeero Maamulka KMG ah ee Jubba islamarkaana uu wali yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobana uusan Hogaamiye u Aqoon saneyn.

Wareysi uu siiyay VOA ayuu ku sheegay Col. Barre Hiiraale in Balankii horay loola galay looga baxay,waxaana jirtay in Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe Dhawaan lagu Heshiisiiyay Magaalada Kismaayo,iyadoona maanta Shir la marin habaabiyay uu Madaxweyne Xasan Sheekh uu ka furay Magaalada Kismaayo.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareysi Xiiso Badan.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com