DHAGEYSO:- C/weli Sheekh oo daaha a qaaday Waxa ka jira in ay is khilaafsan yihiin Xasan Sheekh!

0

Ra’iisul wasaaraha Soomaaaliya /weli Sheekh Axmed ayaa daboolka ka qaaday waxa ka jira in khilaaf uu kala dhaxeeyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud.

Waxa uu khudbad u jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed isaga oo Ingiriiska Jooga, waxa uu ku nuux nuuxsaday in waxaasi ay yihiin wax ay baahiyeen qaar ka mid ah Website-yada waa sida uu hadalkaa u dhigaye.

Dhanka kale waxa uu ka hadlaay dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab, wuxuuna sheegay in dagaaladaasi ay yihiin kuwo dhawaan lasoo gaba gabeyn doono.