DHAGEYSO:- DF oo jeedisay hadal Alshabaab kasii naxaan

0

Saraakiisha ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay goorta uu joogsanayo dagaalada dhawaan ay ka bilaabeen deegaanada ay Alshabaab kaga sugan yihiin gobolada dalka Soomaaliya.

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka, C.risaaq Khaliif Cilmi ayaa shaaciyay in marnaba dagaalka iyo howlgalada cusub joogsaneynin ilaa Alshabaab laga saaro deegaanada ay kaga sugun yihiin gobolada dalka.

Wuxuu sheegay inay doonayeen in sanadka 2016 la gaaro xilli dadka ay aadi karaan gobolada dalka Soomaaliya meeshii ay doonaan iyagoon ka baqeynin ururka Alshabaab.

Hoos ka dhageyso