Dhageyso: Gudoomiye Jawaari Oo U Meeriyay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waajibaadka Looga Fadhiyo.

0

Muqdisho, AGGM:Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu horreyn golaha shacabka ka hor akhriyay waajibaadka xildhibaanada qaranka hor yaalla.

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya ay u taallo shaqo culus oo looga baahan yahay inay qabtaan.

Waxa uu tilmaamay in mudanayaasha baarlamaanku ay xaq u leeyihiin inay helaan waxa ay ku fududeynayaan shaqooyinka u yaalla.

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com