Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Baaq U Diray Beesha Caalamka…

0

Muqdisho, AGGM:Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ka dalbaday in Dowladda Federaalka Soomaaliya Caalamka uu siiyo Taageero Fiican si Dowladdiisa ay ugaarto Hormar Buuxa oo ay kamid yihiin Amaanka iyo Dhaqaalaha Dalka oo dib u soo laabta.

Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya Mudadii ay qaadatay Nidaamka Federaalka ay ku Tilaabsatay Hormar ,Labada Sano ee u harsana ay filayaan in meel ka fiican ay gaarto Dowladda Soomaliya.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa Xukumadda Soomaaliya ugu baaqay in ay Ilaaliso Haybada iyo Xasaanada ay leeyihiin Mas’uuliyiinta Dowladda Soomaaliya,isagoona ku baaqay in si wanaagasan loola dhaqmo.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dagaal kula jirta Al-shabaab,waxaana Dowladda Taageera Beesha Caalamka,iyadoona Baaq Madaxweynaha uu imaanayo xili Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay wadaan Wajiga labaad ee Howlgalka loogu Magacdaray Badweynta Hidiya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com