DHAGEYSO:- Odayaasha dhaqanka Garbahaarey oo si cajiib ah uga hadlay shir la doonayo in lagu qabto degmadaasi

0

Garbahaarey,AGGM: Mid kamid ah odayaasha dhaqanka ee magaalada Garbahaarey ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan heshiiska labada dhinac Axmed Madoobe iyo Barre ay kugaareen magaalada Kismaayo.

 

Waxa uu tilmaamay in Garbahaarey looga diyaar-garoobayo shir-weyne looga hadlayo dib u heshiisiinta iyo abaaraha gobalka Gedo ka taagan.

Halkan Hoose ka dhageyso Odayaasha