DHAGEYSO:- Shacabka Galgaduud oo laga dalbaday inay la shaqeeyaan ciidamada ku sugan degmada Ceelbuur.

0

Maxamed Shuuriye Caraale oo ka mid ah saraakiisha dowlada ee dhinaca gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabka inay ka qaybqaataan howlgalada looga soo horjeedo Al-Shabaab.

Sargaalkaan ayaa wuxuu sheegay in ciimada dowlada iyo kuwa AMISOM ay qorshaynayaan inay Al-Shabaab ka cirib tiraan guud ahaan deegaanada gobalka Galgaduud.