DHAGEYSO:- Shirka Dib u heshiisiinta lagu sheegay oo maanta ka furmaya Kismaayo

0

Qaban qaabo xoogan ayaa ka socota magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaana la doonayaa in magaalada maanta uu ka furmo shirka dib u hishiisiinta gobolada Jubbooyinka oo lagu dhawaaqay in maanta uu ka furmayo magaaladaasi.

Cabdi Baaleey Xuseen gudoomiyaha gudiga Shirkaasi oo la hadlay warbaabihinta ayaa ka waramaya.