DHAGEYSO:- Suldaan Naaleeye oo war yaab badan ka sheegay shirka Kismaayo

0

Suldaan Xuseen Xasan Naaleeye oo ka mid ah Odayaashii Kismaayo laga soo eryay ayaa sheegay in shirkaan uu yahay mid dano gaar ah laga leeyahay.

Dadka ka qeyb galaaya shirkaan waxa uu ku sheegay inay yihiin dad afduub lagu keenay, dowladda iyo Axmed Madoobena ay rabaan caalamka qarashaad inay uga qaataan waa sida uu hadalka u dhigaye.