DHAGEYSO:- Wafdigii Muqdisho ka tagay ee gaaray magaalada Garbahaaray ee gobalka Gedo

0

Waxaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garbahaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Sheekh Maxamed Ow Libaax.

Wafdigaan ayaa dadkii soo dhoweeyay waxay kula hadleen garoonka Muqdisho waxayna kaga mahadceliyeen soo dhowaynta.

HALKAAN KA DHAGEYSO.