DHAGEYSO:- Xukuumada oo si adag kaga hadashay amaanka dalka iyo howlgalada lagu saarayo kooxda Al-Shabaab

0

Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed oo shir guddoomiyey kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen gollaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa maanta waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga dalka Soomaaliya,

HALKAAN KA DHAGEYSO.