Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Danjire Cabillaahi Xasan Maxamuud.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa, dhammaan Qoyskii, Qaraabadii iyo Eheladii uu ka baxay walaalkayo Marxuum Danjire Cabdilaahi Xasan Maxamuud oo xaley oy taariikhdu ahayd 30.Sep.2014 ku geeriyoodey magaalada Qaahira ee Dalka Masar.

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inuu marxuumka Jannadii ka waraabiyo, Qoskii, Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey oo aanu ka mid nahayna samir iyo iimaan nagawada siiyo. Aamiin, aamiin,aamiin.

Anagoo ah:

1. Axmed Cabdi Qadhabo,
2. Moxamed Muuse Shinbir (Mooto)
3. Moxamed Xaaji Warsame Naaleeye
4. Cabdirisaaq Sheekh Siciid (Falaga)
5. Cali Ismaaciil Guraase
6. Axmed Cali Biixi
7. Xuseen Khaliif Jaamac
8. Yaasiin Xasan Kulmiye
9. Cabdiraxmaan Rashiid Jaamac
10. Maxamuud Xuseen Khaliif
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com