INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUUN!!! MA DHINTE WAA ILAAHAY .

0

Dhamaan ehelada iyo qoyska aan magacyadooda hoos ku xusi doono, waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan eheladii iyo qoyskii uu kabaxay marxuum salad ali oday markay taariikhdu ku beegnayd maalin jimce ah 19-10- 2014 ku geeriyooday magaalada boosaaso ee dalka Somalia

Ehelada iyo qoyska tacsida diraya waxay si gaar ahaaneed ugu tacsiyeynayaan mamo xirsiyo maxamed xasanuur o ah xaaskii uu katagay marxuum salad cali oday iyo sidoo kale dhamaan ilma salad cali oday wiilal iyo gabdhaba. Waxaan ilaahay uga barayeynaa marxuumka inuu ka waraabiyo janadii firdowsa ahayd, qabrigana u waasiciyo, kitaabkiisana midigta kasiiyo, eheladii iyo qoyskii uu kabaxayna samir iyo iimaan qurux badan uu EEBE kasiiyo.

qoyska tacsida dirayo magacooda reer cabdi rude maxamed:

Abdi maxamed xasanuur
Hooyo. Faadumo iimaan
Hooyo. Siraad jamac diiriye
Hooyo. Canab cabdisaln xaaji
Xasan cabdi maxamed
Siciid cabdi maxamed
Maxamed cabdi maxamed
Ali abdi maxamed
Mubarak abdi maxamed
Xaliima cabdi maxamed
Safiya cabdi maxamed
Nimco cabdi maxamed
Bisharo cabdi maxamed

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com